Maamulka Somaliland oo howlgeliyay qalab casri ah oo fududeynaya doorashooyinka

Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta markii ugu horeysay tijaabiyey hannaanka Hubinta Xogta Codbixiyaha (Biometeric Voter Verification System), kaasoo lagu geli doono doorashooyinka soo socda. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo hoggaamiyeyaasha Mucaaradka, ayaa ka qeyb-galay munaasabadda arrintaasi lagu soo bandhigayey. Doorashada madaxtinimada ee Somaliland, ayaa ku mudeysan in la qabto bisha Nofeembar ee sanadkan. Guddoomiyaha guddiga Doorashada … Continue reading Maamulka Somaliland oo howlgeliyay qalab casri ah oo fududeynaya doorashooyinka